Shirkada Bollywood dalka Hindiya oo soo sartay Shanta Filim ee ugu Hororsana Filimanta Hindiya

Shirkada Bollywood dalka Hindiya oo soo sartay Shanta Filim ee ugu Hororsana Filimanta Hindiya

Shirkada Filimaanta Dalka Hindiya Bollywoodka ayaa soo saartay shanta filim ee ugu cabsida badan kuwaa ay soo jileen actaro kala duwan waxana kaalinta koowaad galay Filimka Bhoot kaa oo soo saare ka ahaa Ajay Devgn waxana uu yahay filim ilaa iyo hada dad badan ku xiran yihiin .


Filimka labaad ayaa noqday Filimka Raaz waxana si wada jir ah u jilaya Labada Actar ee kala ah Bipasha Basu and Dino Morea kuwaa oo filimkaa ku mutaystay abal marino ay ka heleen Shirkada Filimaanta Dalka hindiya .


Filimka sedaxaad aya loo soo xulay Filimka 1920 oo ah filim aad u soo jiidasho leh waxana uu noqday mid markii uu soo baxay ugu iibsashada badnaa waxa uuna ka mid yahay filimanta dhaqalaha ugu badan ka heleen in tuu ay shirkadaa jirtay.


Naina ayaa soo galay kaalinta afaraad waxa uuna yahay filim cabsiya oo waxbadan ka soo shaqaynayay Bollywoodka kaa oo inta la jilayay ku baxay waqti badan sida uu sheegay soo saraha filimkaa u waramay Star TV.

13 B ayaa noqday filimka shanaad waxana uu filimkaa uu ahaa mid sida soosarayaasha Filimaanta soo xulay sheegeen filim soo jiidasho leh oo dad badaan aad ugu xiran yihiin waxana uu leeyahay qayblabaad .
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada