Soomaalidii ugu Badneed oo Qax ah oo kasoo duulay Dalka K/Afrika kuna soo wajahan Muqdisho(Daawo Sawirada)

Soomaalidii ugu Badneed oo Qax ah oo kasoo duulay Dalka K/Afrika kuna soo wajahan Muqdisho(Daawo Sawirada)

Tiradii ugu badned Muwaadiin Soomaaliyeed ah ayaa maanta ka ambabaxday Garoonka Or Tampo Interntional Air port kadib markii Safaaradda Soomaaliyeed fududeysay inay dadka raba in ay dalkooda dib ugu laabtaan,

Dadka u ambabaxay dalka Soomaaliya oo ay tiradooda gaaraysa 150 qofood isuga jira Dhalinyaro, iyo Qoysas ayaa ku xayrinaaa muddo dalka Koonfur

Dadkani qaar oo aan la hadlanay xilli ay ku sugnaayeen Gagada diyaaraha ayaaugu horeyntii Muujiyay dareenkooda dib ugu laabashada dalka iyago sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin inay dalka ku laabtan madama dalkan ay ka tagayaan ay dhibaato ka jirta

Tan iyo markii Dalkeena laga dareemay Ififaallo nabadeed iyo Horumar
wanaagsan ayay Qurba joogta Soomaalida bilaabeen inay dib ugu laabtaan
si ay ugu qeyb qaataan dib u dhiska dalka iyo Horumarkiisa,








_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada