Teebaa la shaqey doonta Hrithik Kareena iyo Deepika Filinka Sati.

Teebaa la shaqey doonta Hrithik Kareena iyo Deepika Filinka Sati.

Labada jilaa ee Bollywoodka Kareena Kapoor iyo Deepika Padukone ayaa isku heysta booska ka banaan filimka 'Sati' ee Karan Johar uu soo wado, waxaana filimka dhanka atooranimda saxiixay Hrithik Roshan.



Deepika iyo Kareena ayaa tartan ugu jira booskaan, iyadoo markii hore loo sharaxay iney buuxiso Priyanka Chopra balse hada laga saaray liiska. 

Lama oga cidda sida rasmigaa loogu doora doono, laakiin wararka qaar ayaa sheegaya in laga yaabo in Deepika loo xusho booskaan.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada