Wadaad kaga afarahisa ma fahmi ladahay hadaba waxan ku heynaa xog culus

Wadaad kaga afarahisa ma fahmi ladahay hadaba waxan ku heynaa xog culus


Gabaryaheey waxaa lagu hayaa talaabooyin sixir ah oo aad ku kabsan karto qalbiga ninkaada ee wmn raac oo si caqliyeysan u adeegso .
* Xittaa hadaad ka careysan tahay u muuji dhoola cadeyn iyo farxad .
* Codkaada yuusan ka sara marin kiisa oo haka tagin adeegsiga erayada mac macaan
* Tix Gili Ra`yigiisa

* Hadalka haku jarin oo haka dhex gilin gaar ahaan marka aad hor joogtaan ehelkiisa ama ehelkaada.
* Mar waliba ahaaw mid nafaadda u saaxib ah , oo u muuji muuqaal ka qurxoon kii markii uu ku soo guursanayay .
* Gurigaada marti uga dhig oo sida qof marti u casuun .
* Ha iloobin in aad qaabisho marka uu guriga soo galayo oo sii kala habeey caruurta .
* U abuur jawi u mar waliba ugu baahanayo in uu guriga ku soo deg dego oo jawiga gurga daji oo ka dhig mid aan laheyn sawaxan.
* Marka aad dooneysaan in aad meel u wada baxdaan saacad ka hor ahaaw mid diyaarsan ogoow ragga ma jecla sugitaanka .
* Erayada gacaliye , qaali, macaane ha ahaadan kuwo carabkaada xifdiyay erayadaasna marka telka aad kula hadleyso ha u adeegsan saaxibadaada gabdhaha ah oo ka dhig erayadas kuwi isaga u gaar ah , ha yareysan erayadan saameyn ayay ku reebaan ninka .
* Ha qaban telkiisa hadii uu joogo .
* Ha Faafin sirtiisa oo xitaa qofka aad ku kalsoon tahay ha u sheegin wax isaga ku saabsan .
* Ha dareensiin ninkaada in aad tahay maseereey
* Dadka hortooda ha ku yareersan ra`yigiisa
* Ka Ilaali Beenta ahaaw mid wax waliba run ka sheegta .

* U Mahad Celi hadii xitta hadi wax sidaas u sii yar uu kuu keeno .
* Aqoonsanoow cunooyinka uu aadka u jecel yahay qaadashadeeda
* Dareensii in uu yahay ninkii aad ku riyooneysay oo aadan raali ahaansho dareemeyn la `aantiisa

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada