Waligaa ma’argtay Gabar Soomaaliyeed oo kubad Mooleyneysa? daawo sawir muujinaya Farsamada ku jirta Gabdhaha Soomaaliyeed

Waligaa ma’argtay Gabar Soomaaliyeed oo kubad Mooleyneysa? daawo sawir muujinaya Farsamada ku jirta Gabdhaha Soomaaliyeed

Iyada oo la’ogyhay in Aalamiitadu ay kamid tahay waxyaabaha caafimaadka u ah jirka bini’aadamka dhaqaatiirtana mararka qaar ay u soo qoraan dadka ugu taga goobaha caafimaadka ayaa waxaa jira dhowr nuuc oo aalamiitadaasi dadku ay u sameeyaan.
Aalamiitadaasi oo ragga iyo dumarka aan u kala soocneyn ayaa waxaa inta badan sameeya qolyaha ciyaaraha iyo waxa lamidka ah ku howlan.

Dhaqaatiirta ayaa waxa ay aalamiitada daawa ahaan ugu qoraan dadka qaba cudurada ay kamidka yihiin Dhiig-karka, Sokorta iyo waxyaabaha lamidka ah, iyada oo inta badan dadkaasi marka ay ugu dhaqmaan ay ku faa’iidaan.

Si kastaba haweenka ayaa Soomaalidu waxa ay u fahamsatahay in aysan qaba Karin waxa ay ragu qabtaan aalamiitada iyo waxyaaha lamidka ahna ay mamnuuc kayihiin inkasta oo arintaasi aysan aheyn mid sida Soomaalidu u garaneyso sax ku ah.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada