Digniin Hadaawan Hadii aadan Awoodin:-Gaari xamuul ah oo fariinka goostay oo dardaray dad shacab ah oo aad u badan+VEDIO

Digniin Hadaawan Hadii aadan Awoodin:-Gaari xamuul ah oo fariinka goostay oo dardaray dad shacab ah oo aad u badan+VEDIO

Mid ka mid ah dhacdooyinka ugu foolxumada badan dunida ee dad rayid ah ku dhacda ayaa ka dhacday dalka Ukanda kadib markii gaari xamuul ah oo nuuca isjiidka ahi uu dardaray dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

Halkaan Hoose Ka Daawo Shilkaasi


Gaarigaan ayaana la sheegay in uu si keddis ah faniinka u goostay ayadoo darawalkii gaarigu uu awood u yeelan waayay in uu kaantaroolo isla markaana ay kaliftay in dadweyna fara badan halkaasi u dhamaadaa.

Qaar badan oo ka mid dadka ayaa dhaawac halis ahi soo gaaray, halka kuwa kalena ay dhaawac fudud kala kulmeen.

Balse qaar ka mid ah dadkii dhaawaca culusi soo gaaray ayaa la sheegay in ay naftu kaga baxday goobaha caafimaadka oo loola cararay xiligaas
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada