Subxaanallah..!: Daawo awooda rabbi sida ay u weyn tahay: Muuqaal Daawasho Mudan.

Subxaanallah..!: Daawo awooda rabbi sida ay u weyn tahay: Muuqaal Daawasho Mudan.

Awooda rabbi ayaa ah mid isaga uun u gaar ah oo wuxuu doona kara sameyntoooda, inta badanan dhacdooyinka iyo muuqaalada caalamka lagu arko ayaa qeexaya ama daliil u ah awooda rabbi ee aaney ciddina la wadaagin.

Bal halkaan hoose ka daawo xayaawaan ay isugu soo baxeen shabeel iyo waraabe si ay u cunaan, balse rabbi ayaa xayawaankaas ka dhigay sida wax dhintay oo kale ayadoo dhamaan shabeelkii iyo waraabihii ay dhinac walba u roggeen kadibna ay isaga tageen iyo xitaa isku dayay inay cunaan balse miciyadu ay kari waayeen.

Balse arinka mucjisada leh ayaa noqday markii shabeelkii iyo waraabihii ay baxeen aya durbadiiba waxaa meesha ka kacay xayawaankii geerida la guxisaabinayay, isagoo cagaha wax ka dayay ama orod uga faktay dugaagii cuni lahaa.


Waa arin marka aad aragto aadan rumeysan karin, balse awoodda rabbi aan waxba ku aheyn…!

 
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada