5 jir isku dilay Arin Cajiib ah Akhriso Layaabka Aduunka

5 jir isku dilay Arin Cajiib ah Akhriso Layaabka Aduunka

daajis.com:-Jason Hughe oo ah wiil dhalin yaro ah ayaa si bareer ah nafsadiisa isku dhaafiyey kadib markii uu ogaaday arimo dhowr ah oo aysan nafsadiisu ku farxin.

Wiilkani yar ayaa si bareer ah ah Shil isku galiyey isagoona mudo ku raad joogay siduu uu ku Ogaan lahaa Waalidka isaga dhalay kadib markii ay soo korsadeen Qoys aanan waxba isku dhalin.

Jason oo si xan ah ku maqlay in waalidiintiisu aanan la garaneen ayaa si xatooyo ah dhiig uga keenay Aabaha soo korsaday isagoona qarashaad ku bixiyey siduu uu ku cadeyn lahaa Dhiiga DNA.

Nasiib xumo Maalintii jimcaha ahyd eynu soo dhaafnay ayuu ogaaday Jason Hughe in uusan dhalin aabihii maadaama aysan ka simneen dhiga DNA , Wiilkani ayaa shalay waqti uu guriga ay ka deganyihiin London si xowli ah ku galay halkaasna dhawaac uu u geeriyoodo kasoo gaaray.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada