Actarka Tom Cruise oo soo wada Filim Cusub oo la xariira Dagaalkii Labaad ee aduunka

Actarka Tom Cruise oo soo wada Filim Cusub oo la xariira Dagaalkii Labaad ee aduunka

daajis.com:-Actarka Hollyoodka Dalka Maraykanka Tom Cruise ayaa lugu wada in u dhawan soo saaro Filim cusub oo la yiraahdo sci-fi film kaa oo lugu dhigay dalal kala duwan oo ku yaala Qaarada yurub iyo America .

Sci-fi film ayaa ah filim ka hadlaya Dagaalkii Labaad ee aduunka waxaana ku baxday samayntiisa dhaqaalo badan sida TOM u sheegay Wargayska The New yourk Times ee ka soo baxa Washiton .

Tom Cruise oo ah Actar Caan ah ayaa dunida ku leh tageerayaal fara badan waxa uuna leeyahay Filimaan badan oo ka mid yahay filimkiisa caanka ku ahaa ee MISSION oo noqday filimka ilaa iyo hada loogu jacayl yahay.

Bilaha soo socda ayaa lugu wadaa in filimkaa la soo saari doono waxana actarka la jilaya actare kale oo caan ah kuwaa oo hore u soo saaray Filima kale waxa uuna filimkaa imaanayaa xili uu dhawaan sheegay in qay kale oo ka tirsan Filimka Mission uu wado in uu soo saaro .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada