Abhishek Bachchan oo la ogaday Jacaylka Aishwarya Rai kala dhaxeeya in uu yahay mid Xad dhaaf ah

Abhishek Bachchan oo la ogaday Jacaylka Aishwarya Rai kala dhaxeeya in uu yahay mid Xad dhaaf ah

daajis.com:-Actarka Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Abhishek Bachchan ayaa la soo ogaaday in uu si xad dhaaf ah u jacayl yahay Xaaskiisa Aishwarya Rai sidaa waxaa maanta soo daabacay Wargayska the New Dalhi .

Labada actar oo ka mid ah Xiddigaha Bollywoodka ayaa ku guulaystay in ay xariirkoodii muda soo jiitamayay guul ka gaaraan waxa ayna Labada actar la soo ogaaday in jacaylka ka dhaxeeya uu yahay mid xad kiisii dhaafay .

Aishwarya Rai ayaa laga soo xigtay in hada ka hor tiri jacaylka saygayga Abhishek Bachchan aan u hayo waaa mid guud ahaan jirkayga galay taa oo macno ahan ula jeeday sida wargayska leeyahay in jacaylkooda uu xadkii loogu talagalay dhaafay .

Abhishek Bachchan ayaa lugu soo waramayaa in uu xaaskiisa ay xili kasta is racaan waxa ayna dhawaan ka soo laabteen Dalka Iskutaga Imaaraadka oo ay ku soo qabanayeen qayb ka mid ah Filim wacyigalin ah oo ay dhawaan soo wadaan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada