Afartaan Arin Haku Sameyn Kulanka Macaan Ee Sariirta, Ragga Kama Helaan Adna …

Afartaan Arin Haku Sameyn Kulanka Macaan Ee Sariirta, Ragga Kama Helaan Adna …

daajis.com:-Waxaa la wada og yahay in haweneyda ay u baaha tahay galmo ay raacsan tahay dareemo naxariis iyo Romantic leh basle ninka waa uu ka duwa yahay , hadaba warbixintaan waxaan ku eegeynaa falalka ninka ka careysiiya oo ay haweeneyda sameyneyso marka sariirta la joogo ee il gaar ah isaga yeelo .

1- Ninka waa neceb yahay in haweeneyda iyada hogaanka qabato marka la joogo sariirta : khubaro ku xeel dheer arimaha qoyska ayaa sheegaya in rag far ku tiris ah ay jecel yihiin in haweeneyda ay darawal ka noqoto ciyaarta balse ragga badankooda kama helaan ,hadaba waxaa muhiim ah in aad arintaan oo kale la shar tagin hadii isaga uusan kuu muujin rabitaan ku aadan arintaas.

2- Ma Jecla ninka in haweeneyda ay ka hadasho malabyaroowgiisa : waxaa loola jeedaa in war qaldan ka tiraahdid tusaale ( hadii uu gaabn yahay ama cilad kale leeyahy) taasi waxa ay saameyn ku yeelaneysa shaqadii ciyaarta.



3- Ma jeclo dhunkashada zaa`idka ah : ragga qaarkii ayaa aamisan in dhunkashada lagu mirqo in ay tahay mid u gaar ah dunida haweenka , sidaa darteed ka foojignoow oo ogoow in uu ka helo iyo in uusan ka helin .

4- Ma jeclo iyadoo ciyaarta socoto in ninkaagii hore ku soo hadal qaado : ragga guursada haweenka garoobada ah si waliba oo ay ahaato kama helaan arintaan taasi sharaf dhac ayay ku tahay ee ka fogoow,daajis.com waxa ay ku leedahay waligaa hala bar bar dhigin shaqada sariirta , sidoo kale ninka kama helo haweeneyda qaabka ciyaarteeda uu shabahoninka .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada