Fanaanada Sahruuja oo Si Waalan U Soo Niikisay Daawo

Fanaanada Sahruuja oo Si Waalan U Soo Niikisay Daawo

daajis.com:-Fanaanada Fanka Banaadirga ku cusub Sahruuja ayaa soo sartay markale hees cusub oo niika ah ,waxaana heestaan lagu magacaaba Meer meertoy .

Fanaanda Sahruuja oo inta badan qaada heesaha Banadiriga ayaa malmahaan danbe yeelatay taageero badan oo jacel fanka Banaadiriga.

Sahruuja Ayaa dad badan soo xasuusisay niikadii bari samaadka ee fanka banadiriga waxayna dad badan oo fanka banaadiriga jacel sheegayn in Sahruuja ay noqon karto fanaaanad fanka Banadiraga caan ku noqoto Sida Faadumiina.

Muuqaalka cusub ay soo saartay Sahruuja ayaa u niikin sidii laga bartay kuna soo gashay fanka banadiriga waxayna heestaan u qaday si dagan 


sahruuja
_____________________

Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada