Aishwarya oo dib Shashada ugu soo laaban doonto iyo Actarka Sharukhan oo soo dhwayay

Aishwarya oo dib Shashada ugu soo laaban doonto iyo Actarka Sharukhan oo soo dhwayay

daajis.com:-Actarada Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Aishwarya ayaa lugu wadaa in mar kale ka soo muuqato Shaashadaha kidib mudo dheer oo muqaalkeeda laga wayay Shaashadaha .

Actarada ayaa lugu wadaa in wax ka soo saarto Filim uu la soo jili dooono Actarka Shahrukhan iyo walalkii waxana filimkaa uu yahay mid la filayo in dhawaan shaashada ka soo muuqan doono .

Filimkaa oo la yiraahdo Happy New Year ayaa la sheegay in waqti badaan qaatay in la soo saaro waxa uuna haatan ku dhaw yahay Gabagabo sida Jariirad ka faaloota Arimaha Aflaanta hindiga soo daabacday .

Aishwarya ayaa dhoor jeer oo hore la soo saartay Filimaan kala duwan actarkaa waxa ayana ahayd mid mudooyinkaa ka nasatay Jilida Aflaanta maadama shaadaha laga wayaay sanadihii danbe .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada