Aishwarya oo kasoo muuqa doonta filimka Happy New Year.

Aishwarya oo kasoo muuqa doonta filimka Happy New Year.

daajis.com:-Kadib labo sano oo shaashadaha filimada aan lagu arag atariishada muuqaalka qurxoon ee Aishwarya Rai, ayaa warar soo baxay waxa ay sheegayaan in Aish kasoo muuqa doonto filimka ay wadaan Farah Khan iyo Shah Rukh Khan ee  Happy New Year.

Shahruu iyo Aishwarya Rai ayaan eheyn kuwo isku cusub waxeyna horay iskula jileen dhowr filim, kuwaas oo kala ah: Josh, Devdas iyo Mohabbatein. 

Jariidada 'Tabloid' ayaa xaqeejisay in Aishwarya iyo Farah Khan ay wada shaqey doonaan, sidoo kale waxaa jariidadu sheegtay in Aish kasoo muuqa doonto garabkan King Khan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada