Kareena Kapoor oo lagu wado iney Ajay la jisho filimka Singham 2.

Kareena Kapoor oo lagu wado iney Ajay la jisho filimka Singham 2.

daajis.com:-Atariishada Kareena Kapoor oo xiriir qota dheer uu kala dhexeeyo soo saare Rohitt Shietty dhowr filimna ay iskala shaqeeyeen, ayaa waxaa lagu wadaa in mar kale ay ku kulmaan filinka Singham qeybtiisa labaad.



Wararkii ugu dambeeyay ee soo baxay ayaa sheegaya in Kareena qarka u saarantahay in qeybta labaad ee 'Singham' ay la jisho jilaaga Ajay Devgan, waxaana soo saare ka ah Rohitt Shietty. 

Taageera yaasha labada jilaa ayaa marki ay maqleen warkaan si kal iyo laaba usoo dhoweeyay, iyagoona tilmaamay inay ku faraxsanyihiin in mar kale ay shaashada kawada daawadaan Ajay iyo Kareena.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada