Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha West Brom v Arsenal.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha West Brom v Arsenal.

daajis.com:-Guul ay gaarto Arsenal maanta ayaa keeni doonta inay booska kaalinta 4aad ee kala sareynta horyaalka kala baxaan Chelsea, inkastoo kooxda Blues ay berri martigelin doonto Sunderland, iyadoo tartanka loogu jiro boosaska Champions League uu sii kululaanayo.

Kulanka: West Brom v Arsenal
Garoonka: The Hawthorns
Garsoore: Howard Webb
Waqtiga: 5pm SGA (Saacada Geeska Afrika)
LINE-UPKA MACQUULKA AH:
 
WEST BROM
West Bromwich Albion
Foster
Jones, McAuley, Olsson, Ridgewell
Dorrans, Morrison, Yacob, Brunt
Long, Lukaku
 

ARSENAL


FabianskiSagna, Mertesacker, Koscielny, Monreal
Arteta, Rosicky
Gervinho, Cazorla, Podolski
Giroud
 

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada