Daawo Sawirada ‘ Dameer Waxyaabaha qarxa lagu soo xiray oo ku qarxay Bar koontarool ah ee ku sugnaayeen Ciidamada …

Daawo Sawirada ‘ Dameer Waxyaabaha qarxa lagu soo xiray oo ku qarxay Bar koontarool ah ee ku sugnaayeen Ciidamada …

daajis.com:-Qarax loo adeegsaday Dameer waxyaabaha qarxa lagu soo rakibay ayaa ku qarxay Bar koontarool ee lahaayeen Ciidamada Dowlada Afgaanistaan oo kuyaala Magaalada Alingar ee Gobolka Laghman.

Qaraxa Dameerka loo adeegsaday ayaa ka dhacday Bar koonatoor ee kusugnaayeen Ciidamada Afgaanistaan waxaana la sheegay in Dameerka marka uu soo gaaray halka Koontaroolka ku yaalo uu qarxay halkaasna uu ku dhintay mid kamid ah Ciidamada Afgaanistana sidoo kale uu dhaaac soo gaaray labo qof oo rayid ah.

Afhayeen u hadlay Ciidamada Booliiska Gobolka Alingar oo lagu Magacaabo Sarhadi Zwak ayaa sheegay in Qaraxan loo adeegsaday Dameer uuna sababay dhimasha hal Askari iyo dhaawaca labo qof oo kale oo rayid ah.

Afhayeenka ayaa Qaraxan ku eedeeyay in ee ka dambeeyeen Kooxda Daalibaan ee Xariirka la leh Al-Qaacida kuwaa oo dagaal culus kula jira Dowlada Afgaanistaan iyo Ciidamada Shisheeye ee kusugan Afgaanistaan.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada