Aqri magaca oo daawo sawirka haweeney Soomaaliyeed oo isu sharaxday in ay maamaul gobaleed madaxweyne ka noqoto.

Aqri magaca oo daawo sawirka haweeney Soomaaliyeed oo isu sharaxday in ay maamaul gobaleed madaxweyne ka noqoto.

daajis.com:-Faadumo Bare Ugaas Axmed Ugaas Aden oo ka mid ah siyaasiyiinta Gobolka Gedo oo Magaalada Kismaayo saxaafada kula hadashay ayaa shaaca ka qaaday inay kamid tahay Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland State.

Haweeneydaan xilka madaxweynaha mamulka Jubaland isu soo taagtay ayaa waxa ay balan qaaday in ay horumar gaarsiin donto gobaldaasi hadii ay ku guuleysato doonitaankeeda.


Faadumo Bare ayaa waxa ay sheegtay in ay jeclaan laheyd in madaaxweyna ku xigeen ay ka dhigato haween marka ay kursigaasi ku fariisato.

Waa markii ugu horeysay taariikhda Soomaaliya haween ay isu soo taagto xilka madaxtinimada maamul gobaleed, inkasta oo doorahadii madaxtinimada Soomaliya Murashixiintii isu soo taagatya ay haween kamid aheyd.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada