Daawo Muuqaal La Yaableh: Gabar Aan Gacmo Lahayn Oo Qori Ridaysa Oo Ku Dagaalamaysa

Daawo Muuqaal La Yaableh: Gabar Aan Gacmo Lahayn Oo Qori Ridaysa Oo Ku Dagaalamaysa

daajis.com:-Gabar magaceeda lagu sheegay Tisha oo gacmo la’aan ah ayaa samaysa waxyaabo aad loola fajacay.

Gabadhaan ayaa waxyaabaha ay samayso waxaa kamid ah waxay xirataa dharka iyadoo gacmo la’aan ah. Gabadhaan ayaa waxyaabaha kale ee layaabka leh ee ay sameyso waxaa kamid ah in ay isku qurxiso lugaheeda. Tisha oo Gacmo la’aan ah ayay dadka aad ula yaabeen waxyaabaha ay samayso.

Muuqaalkaan hoose waxaad ku arki doontaa Tisha oo nin tusinaya sida qoriga loo cabeeyo iyo sida xabadda loo geliyo iyo weliba sida loo rido. Tisha waxay sidoo kale ridaa Bistoolada.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada