Daawo Sawir Cajiib badan oo laga sameeyay sida Faroole uu ku doonayo inuu kusii heesto madaxtinimada Puntiland.

Daawo Sawir Cajiib badan oo laga sameeyay sida Faroole uu ku doonayo inuu kusii heesto madaxtinimada Puntiland.

daajis.com:-Farshaxaniiste Amiin Caamir ayaa waxa uu sameeyay Sawir Muujinaya Cabdi Raxmaan faroole oo lajooga Sixirow Tusbax weyn wata, weydiinayana in uu u sheego hadii uu doorashada sanadkaan galo in uu guuleysanyo iyo in laga helayo.

Sixirowga iyo Faroole Burjiko dhexdooda taalla iyo kuwa kale oo hareerahooda yaalla ayaa waxaa ka baxaya qaac madow oo uu Sixirowgu leeyahay reja kuuma taalo oo qaac madow ayaa yimid sidaa darteed waxaa kuu furan in aad musuq maasuq sameyo oo aad saxafada afka qabato si danahaagu u fulaan.

Sawirkaan ayaa waxa uu muujinayaa sida Cabdi Raxmaan Faroole oo Puntiland afar sano kusoo maamulayay doorasho uu galay hadana sanad dheeraad ah xoog ugu darsaday uu xilligan ugu taaganyahay qaabkii uu isugu sii adkeyn lahaa.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada