Daawo Sawirada Qasaarihii ka dhashay weerar lagu qaaday xaflad lagu dhaarinayay R/wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga.

Daawo Sawirada Qasaarihii ka dhashay weerar lagu qaaday xaflad lagu dhaarinayay R/wasaaraha cusub ee dalka Talyaaniga.

daajis.com:-R/wasaaraha cusub ee dalka Tayaaniga, Enrico Letta, oo maanta xilkiisa loo dhaarinayay ayaa waxa la sheegay in intii lagu guda jiray dhaarintiisii uu irirda hore ee qasriga uu weerar ku qaaday nin aad u labisan kasoo dhawacay laba kamid ah ilaaladii xarunta.

Ninka weerarka geestay oo la sheegay in uu waalnaa ayaa isna la shegay in la dhawacay kadib markii leesku dayay in la qabto iyada oo isagii iyo labadii askari ee uu dhawacay leeskla dhigay Ibbitaal ku yaalla Roma.

Giorgio Napolitano, madaxweynaha Talyaaniga, iyo golaha wasiirada xukuumada cusub ee dalkaasi ayaa kamid ahaa masuuliyiinta ku sugnaa madaxtooyada xilligii ninka dhimirka la’I uu hujuumayay.

Lama sheegin qasare intaa ka badan oo ka dhashay weerarka gaadmada ah ee lagu soo aadiyay xilli dalka talyanigu muran dheer kadib uu helayay xukuumad haween wasiiradeedu haween u badanyihiin.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com





Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada