Daawo Sawirro oo aqri Arin layaab badan oo murugo ku reebi karta dadka caloosha jilcan

Daawo Sawirro oo aqri Arin layaab badan oo murugo ku reebi karta dadka caloosha jilcan

daajis.com:-Xilligii Iskuulka in loo diro ay ku habooneed ayaa Gul Meena waxaa lagu qasbay in ay guursato oday 60 sano jir ah iyada oo da’deedu ay tahay 12 sano jir, shan sano kadibna waxa ay baraty wiil ay ula baxsatay dalka Afghanistan iyada oo isaga huleeshay Pakistan hasa yeeshee walaalkeed ayaa halkaasi uga daba tegay oo dilay seygeedii iyada meyd ahaan uga tegay.

Maalin kasta odaygii lagu daray ayaa garaaci jiray iyada oo ka baryi jirtay in uu dilka ka dhaafo inkasta oo arintaasi aysan isaga marnaba ka suurtaabin, waxaana uga sii darneed hadii ay waalidkeed u sheegto arinta in iyana ay dilayeen arintaas oo aheyd waxa ku kalifay in ay baxsato.

Sida ay sheegtay dhwor jeer ayeey isku dayday in ay sun isku disho markii ay odayga lanooleed has yeeshee ay u suura geli weysay.

Gabadha in ay baxsatay markii la’ogaaday ayaa qoyskii ay ka dhalataay waxa ay kadaba direen walaalkeed oo uga daba tegay Afganistaan kadibna baangad nafta uga siibay wiilkii ay labaxsatay iyadana 15 jeer madaxa uga dhufta baangadda Madaxa xitaa qeybo uga jebiyay baangadda uu watay meyd ahaanna uga tegay

Gul Meena ayaa tiri “waxaan filayay in aan dhintay 15 mar ayuu baangad madaxa iiga dhuftay walaakey”.

Gul ayaa markii meyd ahaanta uu walaaked uga tegay waxaa lageeyay xarun ay haweenku kuleeyihiin Afghanistan, halkaasi oo markii lageynayay asyanwax cuni Karin.

“Waan sugayay in qoyskeyga ay isoo raadin doonaan hasa yeeshee filimeyn in ay iiga daba imaanayaan dalkaan mustaqbal wanaagsan ayaan filayay”, ayey u shegtay CNN.

Gabadhaan Sawiradeeda sida kamuuqata wajigeeda dhan bangadda ayaa waxa u dhintay, waxaadna ku arkeysa hadii sawirka aad si wanaagsan u fiiriso qaabka loo toltolay wajigeeda oo dhan.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada