Daawo Video: Nin Saddexdii sanaba godka laga soo bixiyo loona labiso dhar cusub (LaYaabka Dunida)

Daawo Video: Nin Saddexdii sanaba godka laga soo bixiyo loona labiso dhar cusub (LaYaabka Dunida)

daajis.com:-Dalka Indonesia ayaa waxaa kadhacay arrin aad loola yaabay kadib markii nin la duugay kol hore laga soo bixiyo godka saddexdii sanaba mar, lagana bedelo dharka.

Mid kamid ah dadka degaanka ayaa sheegay in ninka lasoo bixinayo lagana bedelayo dharka ay tahay dhaqan ay kuxusuusanayaan kuna ixtiraamayaan.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada