Daawo, Xidigaha Ku Caanbaxay Heesaha Raabka Ee Kooxda Waayaha Cusub Oo So Bandhigay Hees Raab Ah Oo Aad U Macaan ?

Daawo, Xidigaha Ku Caanbaxay Heesaha Raabka Ee Kooxda Waayaha Cusub Oo So Bandhigay Hees Raab Ah Oo Aad U Macaan ?

daajis.com:-Xidagaha ku caanbaxay Raabka ee Kawada tirsan Kooxda Waayaah Cusub ee Kala Ah Abwaanka Kooxda Shiine Aqayaar,Digiriyoow Iyo wiilka Ku Faaana ama caanka ku ah 6-faroot lixde Iyo digriyow ayaa so bandhigay muqaal gaaban oo ku saabsan sida ay raabka ugu kala caan baxeen.

Hadaba Heeskaani Gacalisadeeda ayaa ah mid aay dhawaanahan kooxda waayah cususb lasoo shartagi doonaan maadama in dhawaalaba aysan so bandhigin wax heesa ah oo cusub ayna kuwada suganyihiin magalada muqdisho oo ay bandhigyo kala duwan oo xambaarsan wacyi galin ay ka wadaan.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada