Daawo Muqaalka: Qaali ladan iyo cali najiib oo jawab u diray ikaraan caraale iyo qaboojiye …

Daawo Muqaalka: Qaali ladan iyo cali najiib oo jawab u diray ikaraan caraale iyo qaboojiye …



Kadib Markii Fanaanadda Ikraan Caraale uu Qalbiga uu Ka Xaday Qabqablaha Qabiil ee Qarsoon Sheegtana In uu yahay Fanaan Waa Cabdi Jaamac Qaboojiye Ayeey Sababtay In Boqolaal Taageerayaash Ikraan Caraale Ay Maalin Cad Baneeyaan Boga Taageerayaasha Ikraan Isla Markaana Ay Yaraatay Dadka Daawada Suugaanteeda

Iyadoo Gadoodka Shacabka Soomaaliyeed  ay Jirto Ayaa Waxaa Soo badanaya jawabaha Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Damiirta Wadanimo Leh Ay Ka Bixinayaan Gafka Qaawan Ay Gaysteen Fanaaniinta Aynu Kor Ku soo Xusnay Waxaana Ugu Dambaysay Fanaaniinta Cali Najiib Iyo Qaali Ladan oo Kobaha Kula Dul socday Ikraan Caraale Iyo Qaboojiye
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada