Dumarka Soomaaliyeed ee Minnesota Oo La Sheegay Inuu Ku Badanyahay Cudurka AIDS-ka

Dumarka Soomaaliyeed ee Minnesota Oo La Sheegay Inuu Ku Badanyahay Cudurka AIDS-ka

daajis.com:-Warbixin ay soo saartey Waaxda Caafimaadka ee magaalada Minnesota ee gobolka Minneapolis ayaa lagu sheegay tirada dadka soomaalida ah ee qaba cudurka Aidska inay aad u sareyso.

Tirada dadka laga helay ayaa 90 qof kor u dhaafaysa, hase yeeshee tiradan ayaa ah inta lahubo ama tagtey cusbitalada ee la baarey.Soomaalida ku nool magaalada Minnesota ayaa wabixintu xustay in kaalinta 5-aad ay ka gashey dadka soo galootiga ah ee ku dhaqan gobolkaas ee uu cudurku hayo.

Warbixinta ayaa sidoo xustay in dumarku ay u badan yihiin dadka laga helay cudurkan.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada