Fanaanada Caanka ah ee Shakira oo soo wada Hees Cusub oo wiilkeeda Mila u qadayso

Fanaanada Caanka ah ee Shakira oo soo wada Hees Cusub oo wiilkeeda Mila u qadayso

daajis.com:-Fanaanada Caanka ah ee ka sooo jeeda Dalka colmbia Shakiira ayaa soo wada hees cusub oo ay u qadayso wiilkeed yarkaa Milano kaa oo ay u dhashay dhawaan Xiddiga Difaaca Kooxda Barcelona Garad Bique .

Shakiira ayaa tilmaamtay in heestaa ay ugu talagashay wiilkeeda islamarkaana ay dhawaan soo saari doonto waxana heestaa la filayaa in Fanaanada ay ku soo qaado Dalka Ustaraliya.

Shakiira ayaa shaashadaha ka baxday muda dheer tan iyo markii ay yeelatay uurka wiilkeeda curudka ah waxana taageerayaal badan oo Fanaanadaa ku xiran wayeen heeso cusub oo ay arkaan in Fanaanada soo saarto .

Shakiira ayaa xafladii furitaankii koobkii aduunka 2010 kii lugu casuumay halkaa oo ay isla jaan qaadeen Xiddiga kooxda Barcelona Bique kaa oo markii danbe ku guulaystay in uu nolal la wdaago Fanaanada caanka ah .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada