Fanaanada Farxiyo Rasta oo Xaqeedi Dhacsatay Dib U Soo Ceshatay Gacaliyaheeda Kooshin+ Dhagaysi

Fanaanada Farxiyo Rasta oo Xaqeedi Dhacsatay Dib U Soo Ceshatay Gacaliyaheeda Kooshin+ Dhagaysi

daajis.com:-Fanaanada Farxiya Rasta oo ah fanaanad ku nool dalka Itoopiya gaar ahaan magaalada Addis ababa balsa dhawanaha safar faneed ku jogta magaalada Hargaysa ayaa bishii hore qarxisay in ay jaceshahay fanaanka Kooshin Yare muddo 14 sano ah 

Farxiyo Intaas kuma ekayn waxay sido kale cadaysay in iyada iyo kooshin ayihiin labo qof is qaba caruurna isku leh lakiin aan lahayn wax xariiir ah.

Farxiya Rasta ayaa hees u soo qaday fanaanka kooshin oo ugu calacalayso una sheegayso in ay wali jaceshahay maalina ay qalbigeeda uu ka bixin lakiin nasiib daro fanaanka kooshin marka uu maqlay heesta calacalka ahayd ,waxuu isla markii samayay hees uu niyada iyo qalbiga uga jabiyay fanaanada xaskiisa ah ee waqtiga badan jacel .

Intaas kadib maanta waxaa helnay hees mujinayso in Fanaanada Farxiyo Rasta ay gaartay guushii jacelka kadib markii ay heshiiyeen iyada iyo Fanaanka Kooshin yare waxayna isla soo qadayn hees ay ku xoojinayay jaceylkooda .

Haddaba Bahda Daajis.com waxay leeyihiin hanbalyo jaceylkii 14 sano ay dib u heshay Fananada Farxiyo Rasta Ma dhamaado Jaceylka Dhabta ah.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada