Fariin Jaceyl : Xayaati Kala Dheerida Marna Kalama Saarto Wadnayaal Is Jacel Iyo …

Fariin Jaceyl : Xayaati Kala Dheerida Marna Kalama Saarto Wadnayaal Is Jacel Iyo …

daajis.com:-Kala dheerida marna makala saarto wadnayaal is daneeya inkastoo lagu qarash gareeynin waqti badan oo aynu u wadaqaadano si wadajir ah , marwalibana waxa aad ku taallaa qalbigayga iyo maskaxdayda oo la’aantaa mashaqeeyo.

iskuma dhawin maxaa yeelay masaafada inoo dhaxeysa , xitaa meyl ahaan ma iskusoo dhawin laakiin fariimaheena ayaa taabanaya qalbiyadeena is tabibideenana waxa ay nagu keentaa dhoola cadeyn.
Waxa aan u fekernaa habeen kasta inta aanan seexan; waxaanu qiyaasnaa in aan isla joogno uuna jirkeenu istaabanayo oo qoortaha aanu iska taabanayno waxaanu u dhacnaa hurdo sidaasi waxa ayna inaga caawisaa in aan hurudno.
Dhibmalehan sida aanu u kala dheernahay , qalbiyadeena ayaa israacsan waxa aynu nahay labo ruux oo isaga dhaw carabka iyo ilkaha.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada