Daawo Sawirro caruur iyo haween taagera u ah urur Islaami ah oo dibad bax lala yaabay dhigay.

Daawo Sawirro caruur iyo haween taagera u ah urur Islaami ah oo dibad bax lala yaabay dhigay.

daajis.com:-Magaalada Gaza ee dhulka Falastiiyiinta waxaa maanta isugu soo baxay qaar ka tirsan caruur iyo haween taagerayaal u ah ururka loo yaqaanno Salafiyiin kuwaas oo shegay in ay doonayaan in lasoo daayo maxaabiis ku jirta gacanta Xukuumadda Xamaas. 

Jamacaatka salafiga ayaa ka dagaallanta Jiidda Qaza, waxaana la sheegay in maxaabiista loo mudaaharaadayo ay u xiranyihiin ciidamada amniga ee Xukuumadda Xamaas ee ka talisa Jiidda Qaza.

Mudaaharaadayaasha ayaa waxa ay wateen boorar waa weyn oo ay ku xardhanyihiin erayo ay ku muujinayaan rabitaankooda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com













Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada