Gabadha Gaddafi oo Laga Burshay Algeria ( SAWIRO ).

Gabadha Gaddafi oo Laga Burshay Algeria ( SAWIRO ).

daajis.com:-Aisha Gaddafi, oo 37 jir ah ayeey Dowlada dalka Algeria siisay ruqsadii ay dalka uga bixi lahyd kadib markii ay maaro u weysay ilaalinta Nafsadeeda kuwaasoo ku guuleysan waayay Amaankeeda.

Gabadha oo dhowr sano ku nooleed Dalka Algeria maadama uu Seygeedu u dhashay dalkaas ayeey dowladu ka dhiidhisay in eey sugaan Amaankeeda kadib markii ay Hanjabaadyo is daba joog ah kala kulmeen Mucaaradka aabaheed.

Hannibal Gaddafi oo isugna ah Wiilka uu dhalay Madaxweynihii geeriyooday ee dalka Libya ayaa soo fadeexeeyey xaaskiisa kadib markii uu soo banaan dhigay ceebo & faxshir waqti ay wada joogeen Magaalada Lodon.

Labadani walaal oo ay Dowlada Libya codsatay in lagu soo wareejiyo ayaa imaanaysa in Aisha lasiin waayo magan galyo buuxda iyadoona warqadii ugu danbeysay lasiiyey







_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada