Daawo Muuqaal Xanuun Badan Gabar Soomaali Ah Oo Ka Sheekaynaysa Ethiopian Kufsaday

Daawo Muuqaal Xanuun Badan Gabar Soomaali Ah Oo Ka Sheekaynaysa Ethiopian Kufsaday

daajis.com:-Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinayna dhacdo xanuun badan oo ku dhacday gabar Soomaali ah taasoo ah in lagu kufsaday deegaanka Soomaali Galbeed.

Gabdhaan ayaa sheegtay inay uur lahayd markii la kufsanayay. waxaana kufsaday ciidamo badan kuwaasoo si xun u jirdilay ka hor inta aysan kufsan. Haweeneeydaan ayaa ka gaabsatay in magaceeda la shaaciyo. Waxay sheegay inuu ilmihii caloosha ku jiray uu u dhintay kufsigaasi.

Gabdhaan ayaa waxaa lagu eedeeyay inay taageerto jabhada ONLF ee la dagaalaanta dawlada Ethiopia waxaana loo taxaabay xabsi halkaasoo lagu fara xumeeyay, sida ay sheegtay xabsiga waxaa kual jiray ilaa 50 kale oo haween kuwaaso sidaas iyo si ka daran loola dhaqmay.

kufsi

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada