Jennifer Lawrence oo Maseer dartii 48 Sacadood Cunta la,aan ahayd

Jennifer Lawrence oo Maseer dartii 48 Sacadood Cunta la,aan ahayd

daajis.com:-Actarada Filimaanta jisha ee Jennifer Lawrence ayaa nafteeda ka xayirtay muda 48 sacadod ah wax cunta ah kidib markii ay ka maseertay Saxibkeed Bradley Cooper oo samaystay saxiib kale .

Actarada 22 Jirka ayaa la sheegay in maser dartii ay 48 sacadood ka sooneed cuntada waxan la tilmaamay in ay cabayso oo kaliya biyo waxana arintaa ay samaysay qoyska Actarada oo arintaa ku tilmaamay mid gebadhooda halis galin kara .


38 Jirka Bradley Cooper oo ah saxibka Jennifer Lawrence ayaa la sheegay in waqtigiisa uu ku qarash gareeyo Sxibtii cusub Suki oo la sheegay in mudooyinkii u danbeeyay xariirkooda uu sii xoogaysanayay .

Inakstoo uusan arintaa ka hadal Bradley Cooper ayaa hadana waxaa jira warar la xariira labadaa Lamanaha ahaan jiray balsa kala irdhoobay kidib markii sida Jariirada ka soo baxda Dalka Ustaraliya shaacisay khilaaf soo kala dhaxgalay .

Lama oga waxa uu khilaafkaan uu salka ku hayo balsa Jennifer Lawrence ayaa ku andacoonaysa in uu khiyaameeyay Bradley Cooper oo ah qoraa sheekooyinka laga sameeyo Aflaanta kaa oo muda wada socdeeen.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada