Kim Kardashian aniga Jacaylka Hada iguma badna laakiin jacaylkii waa wax jira oo sax ah

Kim Kardashian aniga Jacaylka Hada iguma badna laakiin jacaylkii waa wax jira oo sax ah


Fanaanada Caanka ah Kim Kardashian oo u waramaysay asbuucaan TV Star ayaa tilmaamtay in xiligaa la jooga uusan jirin jacayl xad dhaaf ah ay u hayso Saygeeda Kanye West kaa oo u dhashay Gebadh .

Waxa ay tilmaamtay Fanaanada in jacaylka in uu yahay mid jira oo sax ah laakiin uu leeyahay Xad,hayeeshee waxa ay intaa ku dartay in loo baahan yahay in aad mar kasta isha ku haysid ruuxa aad jacalka u qadaysid in uu moqdaa ruux aan ku khiyaamayn .

Kim ayaa haatan leh uur kaa oo ay u leedahay Kanye West waxa ayna qorshaynaysaa in ay ku umusho Magaalada Paris sida ay tilmaamtay halkaa oo ay ku noo shahay hooyadeed.

Kanye West ayaa asaga haatan waxa uu joogaa Dalka Ustaraliya halkaa uu u joogo dalxiis laakiin waxaa lugu wadaa in bisha april dhaxdeeda uu dib ugu soo laabto Dalka Maraykanka .




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada