Ajay Devgan oo ka walaacay hoos u dhac ku yimid Filimaantiisa iyo tageerahiisa

Ajay Devgan oo ka walaacay hoos u dhac ku yimid Filimaantiisa iyo tageerahiisa


Actarka Wayan ajay Devgan ayaa ka walacsan hoos u dhac ku yimid aflaantiisa waxa ayna taa ay keentay in taageerayaal badan uu waayo Actarkaa sida uu soo daabacay wargayska S24 news .


Xiddigaan ka soo jeeda Dalka hindiya oo ah nin caan ku ah jilida filimaanta ayaa iminka waxaa soo wajahay xaalado adag kidib hoos u dhaca ku yimid Aflaantiisa .


Inkastoo uusan actarkaa arintaa ka hadal hadana wargaysyada waxay soo daabaceen in uu sabab u yahay Ajay oo soo saarayaasha Aflaanta aan si fiican ula macaamilin taasna waxa ay keentay ayay leeyihiin wargaysyada in uu hoos u dhaco wax soo saarkii aflaantiisa .


Lama oga arinta dhab ahaan caqabada ku ah laakiin waxaa lugu wadaa in uu ajay ku dhaqaaqo wada u suuragalin karta in tageerayaashiisa uu dib u helo sida uu qabo .




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada