Line-upka Rasmiga Ah Ee Bayern Munich Iyo Barcelona: Messi Iyo Schweinsteiger Oo Ku Soo Bilaabanaya.

Line-upka Rasmiga Ah Ee Bayern Munich Iyo Barcelona: Messi Iyo Schweinsteiger Oo Ku Soo Bilaabanaya.

daajis.com:-Philippe Lahm, Javi Martinez iyo Bastian Schweinsteiger ayaa ku soo laabtay line-upka kooxda Bayern Munich ka dib markii la nasasiiyay kulankii ugu danbeeyay ee Hannover.

Halka Boateng iy Dante ay ka ciyaarayaan wadnaha daafaca kooxda martida loo yahay, Robben, Ribery iyo Muller ayaana caawinaya gooldhaliyaha kooxda Mario Gomez madaama Mandzukic uu dhaawac ku maqan yahay.
Dhanka kale sida la filayay Lionel Messi oo ka soo kabsaday dhaawac muruqa ah ayaa ku soo bilaabanaya line-upka Barcelona iyadoo ay ka garab ciyaarayaan Alexis Sanchez iyo Pedro.
Da’ yarka Bartra ayaa isna daafac dhexe ku wehlinaya Pique, iyadoo khadka dhexe ay ka wada ciyaarayaan Xavi, Busquets iyo Iniesta.
Bayern Munich: Neuer; Lahm, Boateng, Dante, Alaba; Martínez, Schweinsteiger; Robben, Müller, Ribéry; Gomez
Barcelona: Valdés, Alves, Piqué, Bartra, Alba,  Busquets, Xavi, Iniesta, Pedro, Messi, Alexis
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada