Line-upka Rasmiga Ee Kulanka Manchester Derby Ee Man United v Man City.

Line-upka Rasmiga Ee Kulanka Manchester Derby Ee Man United v Man City.

daajis.com:-Macalinka Manchester United ayaa daafaca dhexe ku soo bilaabay Rio Ferdinand iyo Jones iyadoo Vidic uu taam u noqon waayay inuu kulankaan ku soo bilowdo, halka Rooney, Welbeck iyo Van Persie ay intaba ciyaarayaan weerarka kooxda United.

Dhanka kala tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa fursad siiyay Samir Nasri, halka uu kursiga keydka geliyay Sergio Aguero.
Line-upkaan ayaana la mid ah midkii ay 4-0 kaga badiyaan Newcastle marka laga reebo Milner oo bedelay Dzeko,  Nastasic oo booska kala baxay Lescott, waxaana weerarka afka hore hogaaminaya Tevez.
LINE-UPKA RASMIGA AH:
Manchester United: De Gea, Rafael, Ferdinand, Jones, Evra, Carrick, Giggs, Young, Rooney, Welbeck, Robin Van Persie.
Manchester City: Joe Hart, Zabaleta, Kompany, Nastasic, Clichy, Barry, Yaya Toure, Milner, Silva, Nasri, Tevez
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada