Mario Balotelli : Waxaan jeclahay Inaan noqdo Actor Filimaanta Jila

Mario Balotelli : Waxaan jeclahay Inaan noqdo Actor Filimaanta Jila

daajis.com:-Xiddiga xulka Dalka Talyaaniga ee Kooxda Ac Milano Super Mario Mario Balotelli ayaa sheegay xili uu waraysi siinayay Wargays ka soo baxa Dalka Talyaaniga in uu jacayl yahay in uu noqdo Actar Filimaanta soo jila gaar ahaan kuwa Actionada .

Waxa uu sheegay in uu aad uga helo Filimaanta Dagaalka islamarkaana waxa uu tilmaamay in uu jacayl yahay in filimaanta nuucaa ah wax ka soo jilo si u noqdo Actar caan ah oo aduunka laga yaqaano .

Mario ayaa tilmaamay in uu saxib la yahay Actar Tom Curus islamarkaana waxa uu sheegay in uu u balan qaaday in uu ka caawin doono soo saarista Filimaanta Actionka ah hadii uu doonayo in Howllywoodka ku soo biro 

Xiddiga Kooxda AC Milano ayaa lugu xantaa in uu yahay nin xariir la leh Koox Maafiyo ah oo ka howlgasha Magaalda Napoli waxana la tilmaamay in uu yahay nin gaangis ah maadama uu xaalado adag ku soo koray .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada