Jaceylkaada Wax Wiiqaya Ma jiraan 4-Hab Ayaad Uga Taqalusi Kartaa .

Jaceylkaada Wax Wiiqaya Ma jiraan 4-Hab Ayaad Uga Taqalusi Kartaa .

daajis.com:-Wax yaabaha wiiqa jaceylka waa badan yihiin , badankooda waxa ay saameyn ku yeeshaan lamanayaasha jaceyla , kuuma sura galeyso in dhibaatooyinka uga hor tagto isla wadadeeda gaar ahaan marka arinta ay la xariirto jaceylka , maxa ayeelay arin sahlan ma aha , hadaba gabaryaheey wadooyinkaan waxa ay kaa caawinayaan in aad ka hor tagto wax waliba oo wiiqaya jaceylkaada si aad horay ugu sii socoto qaado talooyinkaan .


* Sabar : waxaq gabarta la haboon in ay ahaato mid sabar badan , ayna si weyn uga fikirto ka hor inta aysan ku dhaqaaqin ficil iyo in ay hor istaagto waxa wiiqaya jaceylka .

* Fikir : Waxaa muhiim ah in ad ka fikirto halka ay ka yimaadeen waxa wiiqaya jaceylkaada .



* Iska Xaqiiji :waxaa haweeneyda la gudboon in ay iska xaqiijiso dhamaan faahafahinada ka hor inta aysan xukun ku ridin wax yaabaha wiiqaya jaceylka , ha ahaato mid ku kalsoon waxa ay ku dhaqaaqeyso hana muujin dib dhac ama cabsi oo ku aadan arintaan .

* Is Daafac : waxaa ku muuhimsan in aad isku difaacid waxa aad u aragto in ay saxan yihiin oo munaasibn yihiin .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada