Maxaa ka Xasuusataa Al Fanaan knaan oo Tikniko culus lagu waardiyeenayo waliba Caruur yar yar la dar daarmay (Daawo Muuqaal ahaan Telefishinada Caalamka)

Maxaa ka Xasuusataa Al Fanaan knaan oo Tikniko culus lagu waardiyeenayo waliba Caruur yar yar la dar daarmay (Daawo Muuqaal ahaan Telefishinada Caalamka)

daajis.com:-Fanaanka Wadaniga ah ee Soomaaliyeed Knaan Cabdi Warsame ayaa dardaaran culus siiyay dhalinyaro aad u yar yar oo magaalada Muqdisha ku sugnaa Xli uu Booqday Magaalada Muqdisho. 



Alfanaan Knaan Cabdi Warsame oo Shacbiyad weeyn ku leh gudaha dalka iyo Dibada ayaa xiligii uu tagay magaalada Muqdisho waxa uu booqday dhoor bartimaameed oo Shacab dhibaateeysan ay ku noolaayeen waxaana xiligaas daba yaaceeysay oo Amnigiisa sugeeysay Tikniko xambaarsan Hub Culus.


Mid ka mid ah Darawaladii gaariga ku waday Al Fanaan Knaan Cabdi Warsame ayaa waxa uu Fanaanka ku amray inuu gaariga hakiyo ama joojiyo ka dibna Fanaanka oo Daaqada iska dajiyay ayaa Caruur yar oo soo koreeysa kula dar daarmay sidatan " Haye Dhalinyaro sidee tihiin, xaalada ka wara ?

Wadanka wax ka qabta, xaalada wax ka badala Inshallah " Al fanaan Knaan Cabdi Warsame wuxuu ka mid yahay Fanaaniinta fara ku tiriska ah ee ku faanta Calanka Soomaaliyeed iyo jiritaanka Shacabka Soomaaliyeed wuxuuna dhoor jeer sheegay riyadiisa koowaad inay tahay Shacabka Soomaaliyeed oo mar qura wada heshiiya waliba gacmaha is qabsada. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada