Dhacdo Yaab badan oo ka Dhacday Magaalada hargaysa kadib markii 28 nin ay ku kufsadeen haweeney (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Dhacdo Yaab badan oo ka Dhacday Magaalada hargaysa kadib markii 28 nin ay ku kufsadeen haweeney (Daawo Muuqaal+Warbixin)

daajis.com:-Dhacdo naxdin iyo murugo badan ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaaliland ka dib markii magaaladaas ay 28 nin ay haweeney ku kufsadeen. 



Dhacdadaan murugada iyo argagax leh ayaa waxaa la sheegay inay qabsatey haweeney ku nool magaalada Hargeysa ka dib markii 28 nin ay haweeney ku kufsadeen oo ayna ku xoogeen magaaladaas haweeneydaas oo sida la sheegay ka soo rawaxday shaqadeeda xilliga ay u gacan gashay ragaas cawaanta ah ayaa mudo ku heystay goobtaas ay ku xoogeen, haweeneydaas ayaa waxaa la sheegay inay saf ka galeen ragaasi oo ayna isku bad badaleen ragaas oo laga sheegay inay ciyaartooy ahaayeen oo meel cidla ahna ay ka heeen haweeneydaas masaakiinta ah ee ka timid shaqadeeda.

Ugu dambeyntiina iyadoo arintaan ay tahay mid laga xumaado ayaa waxgarad ka soo jeedo degaanada maamulka Soomaaliland waxay baaq u direen dowlada maamulkaas oo ayna ka codsadeen inay arintaas si deg deg ah ay wax uga qabato islamarkaana ragii geystay falkaas la horkeeno sharciga, Maamulka Soomaaliland oo ku faano inay wax weyn ka qabteen amaanka degaanada ay ka taliyaan ayaa arintani ay tahay mid muujinayso inaysan wax weyn ka qaban arimaha amaanka ee deegaanadaas hadiiba ay suuro gali karto falalkaas cawaanimada ah ee noocaas oo kale ah oo dhibka weyn loogu geysanaayo haween aan waxba galabsan. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada