Nin Adeer u ah Wiilashii Qarxiyay Magaalada Boston ee Mareeykanka oo hadal Cajiib ah ku hadlay (Daawo Muuqaal+Warbixin) !!

Nin Adeer u ah Wiilashii Qarxiyay Magaalada Boston ee Mareeykanka oo hadal Cajiib ah ku hadlay (Daawo Muuqaal+Warbixin) !!

daajis.com:-Nin lagu magacaabo Ruslan Tsarni oo adeer u ah Wiilashii Walaalaha ahaa ee Qarxiyay tartankii Marathon-ka magaalada Bostan ee cariga Mareeykanka ayaa wareeysi cajiib ah siiyay Saxaafada dalka Mareeykanka oo ku soo yaacday .

Inta badan Dhalinyarada ay laayaan Sirdoonka dalalka Yurub iyo Mareeykanka ayaa marka ay dhibaatada dhacdo ka dib waxaa Waalidiinta dadka la dilay ay eed kulul dusha uga tuuri jireen Sirdoonka laayay ama weeraray Dhalinyarada aalaaba lagu eedeeyo Qaraxyada iwm.

Wiilashii Walaalaha ahaa ee Qarxiyay magaalada Boston ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Dzhokhar Tsarnaev (19-jir) iyo Tamerlan Tsarnaev (26-jir). Adeerka Wiilaashaan Mr.Ruslan Tsarni oo Saxaafada la hadlayay ayaa yiri sidatan : "

Weey na ceebeeyeen Qooys ahaan, waxayna Sharaf dhac weeyn u soo jiideen Familkeena oo dhan iyo inta sheegata magaca Qoowmiyada Jeejniya, aad ayaan uga tacsiyeenayaa ehelada dadkii la laayay ayuu yiri Mr.Ruslan Tsarni "


Halkaan ka Daawo Adeerka wiilashii Qarxiyay magaalada Boston oo aad u xanaaqay


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada