Fanaanada Zahur Ahmed : Fuck Off All , Maxaa Jirkeyga Idinku Mashquuliyay. Facebook Ayay Ka Caaytantay

Fanaanada Zahur Ahmed : Fuck Off All , Maxaa Jirkeyga Idinku Mashquuliyay. Facebook Ayay Ka Caaytantay

daajis.com:-Xilli fanka Somaliya uu noqday mid aan laheyn faaf reeb oo uu fanaanka  uu soo saaro  hees ay ku jiraan erayo anshax ahaan habooneyn halka ay sii dheer tahay habka labiska qaawnaashaha dhaafay ee gabdhaha fanaaniinta sameyaan  ayaa hadana fanaanada Ingiriiska ka soo xariiftanta ee Zahur Ahmed waxaa lagu tirayaa fanaanada sanadkaan ugu labiska xun isla markaana banaanka soo dhigtay badeecadeeda .

Iyadoo dadka daawada heesaheeda ee Youtube-ka ay dhawaan fariimo u dirayeen fanaanadaan isa soo caan bixineysa ee Zahur Ahmed oo ku aadan in ay wax ka badasho habka  labiskeeda ee banaanka ay soo dhigeyso naasaheeda ayaa war kulul ugu soo jawaabtay dhanka  facebook ka dib markii ay  kordheen comment-yaad lagu aflagaadeynayo .

Barteeda Facebook ay ku leedahay ayay ku tiri fanaanadaan ” Waryaada waad qaldan tihiin why aad busy  ugu tihiin jirkeyga , ma hees ayaad daawaneysaan mise jirkeya , fuck off all “.

Arinta ugu qoslka badan ee ay qortay fanaanadaan ayaa ah mar mid ka mid ah dadka comment-ga ka bixyay facebook-eeda uu yiri abaayo waxaad joogta dal hormarsan marka reer magaalnimo qaliin samee isaga oo aan meel carbaabin .

Far iyo meel bugta iyadaa is ogee waxa ay wall-keeda ku soo qortay ” crzy gys waan awoodaa in aan sameeyo qaliinka xubnteyda naasaha laakiin diinta am ogala ee lacag la`aan iima hayso ee fadlan yaan la isku mashquulin , walaahi kii comment edeb daro ama aqlaaq daro ila soo gala i will block ”




Dadka qaarkii ayaaba durba dareemay in ay aysan fadhin oo ay qalad ka fahantay fanka iyadoo ay xusid mudan tahay  in diidmo ay kala kulantay farsamayaqaanada  Tv-ga Universal sida daajis.com xog ku heshay kuwaasi oo ay ka codsatay in heesahaheeda loo soo saaro iyadoo xittaa qarashaad diyaar la ah si ay caan u noqoto .

Zahur Ahmed ayaa haatan soo saartay dhowr hees oo ilaa shan gaaraya waxa ayna dadka heesaha xiiseya sheegayaan in weli hees micno leh oo la dhageysna karo in aysan soo saarin marka laag reebo in la isaga marqaamo xabadkeeda mooyee .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada