Hrithik Roshan iyo Katrina Kaif oo Filimkooda Bang Bang xiliga la sii daynayo Shaaciyay

Hrithik Roshan iyo Katrina Kaif oo Filimkooda Bang Bang xiliga la sii daynayo Shaaciyay

daajis.com:-Xili dhawaan la wada sugayo Filimka cusub ay sida wada jirka ah u jilayaan Actarada kala ah Hrithik Roshan iyo Katrina Kaif ayaa waxa ay labada Actar si wada jir ah us haaciyeen Xiliga Filimkaa la sii dayn doono .

Labada actar ayaa dhawaan Filimkaa si wada jir ah u soo jilay waxa uuna filimkaa uu noqday mid dad badan xiisa galiyay kidib markii la sii daayay Hordhaca Filimka oo noqday mid dad badan soo jiitay .


Filimkaan ayaa qorshaha uu yahay in la sii daayo 1 May ee sanadka 2014ka sida ay shaaciyeen labada Actar oo u waramay Z Alwan waxana filimkaa ay shegeen in dhamaan la dhamaystiray oo la soo gabagabeeyay .

Filimkaa oo soo saare ka yahay Siddharth Anand Bachn, Salaam Namaste iyo Anjaana Anjaani fame ayaa lugu habaynayaa Fox Star Studios waxana Filimkaa lugu jilay Bariga Dalka Hindiya iyo qayba ka mid ah Dalka Poland.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada