Priyanka Chopra oo dib u dhigtay Filim Musal sal ahaa oo ay soo jili lahayd

Priyanka Chopra oo dib u dhigtay Filim Musal sal ahaa oo ay soo jili lahayd

daajis.com:-Actarada Looga danbeyo jilida aflaanta Hindiga Priyanka Chopra ayaa dib u dhigtay Filim musal sal ahaa oo ay soo jili lahayd kaa oo ay ku qadatay khandaraas lacag badan ku jirto .

Filimkaa musal salka ayaa la sheegay in sababata dib ugu dhigtay ay tahay kidib markii iskula kulmaan laba Mashruuc oo lugu soo saari lahaa Laba Filim oo dhawaan qorshaha uu yahay in la soo saaro .

Actarada ayaa dhawaan lugu wadaa in ay soo sarto Filim jacayl ah oo ay isla soo jilayaan actarka kale ee aan ka yaraysan ee akshay kumar kaa oo dhawaan ka soo laabtay Dalka ustaraliya .

Priyanka Chopra ayaa ah actarada actaro badan ka helaan in ay filimaanta la soo jisho waxana sidoo kale jacayl soo sarayaasha aflaanta oo ku tilmaama Actaradaa mid dabeecaad wanaag leh oo sheekada filimka sideeda ku jisha .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada