Justin Bieber oo Tageerayaal Caraysan ku weerareen Magaalada London Xalay

Justin Bieber oo Tageerayaal Caraysan ku weerareen Magaalada London Xalay

daajis.com:-Fanaanka da,da yare e 19 jirka kana soo jeeda Dalka Canada Justin Bieber ayaa kala kulmay xili uu ku sugnaa Hotel ku yaala Mgaalada London weerar tageerayaal caraysan.

Taageerayaal caraysan oo wata waxyaabo iskugu jira Dhagxaan iyo budaad ayaa weerar ku soo qaaday Fanaanka kuwaa oo la sheegay in ay tageerayaal u yihiin Actarada Selena Gomez oo ay kala hareen .

Kooxahaan caraysan ayaa la sheegay in Booliiska Hotelka ilaalada ka hayay ay isku dhaceen ka hor inta uusan banaanka u soo baxin Fanaanka oo la sheegay in Kooxaha ay aflagaado u gaysteen .

Justin oo arintaa la yaab ku noqotay ayaana ka hadlin laakiin afayeen u hadlay ayaa sheegay in Kooxaha ay ahayeen kooxa doonayay in Fanaanka waxyeelo u gaystaan laakiin waxa uu sheegay in Booliiska ay ka hortag sameeyeen .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada