Priyanka Chopra oo Xanaaq dartii hakad u galisay Filim ay jili lahayd

Priyanka Chopra oo Xanaaq dartii hakad u galisay Filim ay jili lahayd

daajis.com:-Acatarada Caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Priyanka Chopra ayaa hakad galisay Filim ay jili lahayd kidib markii isku dhaceen soo saarayaasha Filimkaa iyo tafaftirihii Filimka .

Khilaafka soo kala dhaxgalay soo saarayaasha Filimka oo kala ah Arjun Kapoor and Ranveer Singh ayaa sabab u noqday in ay gabi ahaanba joojiso shaqadii ay waday waxa ayna si carol eh uga baxday hotel ay daganeed oo ku yiilay Magaalada New Dalhi .

Arintaan ayaa wargaysyada siyaaba kala duwan wax uga qoreen hayeeshee waxaa si dhab ah aan loo xaqiijin sababta rasmiga ah ee salka ku hayso wallow ay ka gaabsatay Actarada mar arimaha wax laga waydiiyay .

Arjun Kapoor and Ranveer Singh ayaa iyaguna dhinacooda sheegay in aysan garan Karin sababta rasmiga ah ee arintaa keentay laakiin waxaa loo badinayaa in ay is afgaareen Priyanka Chopra iyo Ranveer Singh.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada