Qaabka Loo Shukaansado Wiil ama Gabar kaa yar - Qalinkii Najma Qaali

Qaabka Loo Shukaansado Wiil ama Gabar kaa yar - Qalinkii Najma Qaali

daajis.com:-Damacu waa wax ku beerma qalbiga bini adamka xishoodka umbaa mararka qaar kaa reebaya inaad shukaansato qof aad kaaga yar hasa ahaatee daajis.com waxa ay ku siineeysaa talooyin aad si sahal ah ugu shukaansan kartid qof aad u yar wiil iyo gabar waxa uu yahay.

Marka hore aan ku hormarno sida loo shukaansado gabar kaa yar maadama ay iyadu ka dhib badan tahay , hadaba barashadiina kadib waxaad isku daydaa inaad si kaftan ah u dhahdo gabadha dariskeena ah iyadoo kaa yar ayeeyba isticmaashaa Internetka Sida ” Nimbuzz , WhattsApp , Facebook, & Aaladaha markaasi laku haasaawo ee qoraalka ah.

Durba waxa ay ku leedahay waxaas goormaa laga tagay ee waxaan isticmaalaa Barnaamij hebel ugu jawaab , waaw ma anaaba moodayay inaad sidaas u hor marsantahay balse waxaa suurta gal ah inaad iskala keey kaftamayso oodan kala aqoon waxaas.


Waxa ay ku leedahay markaas hadii ay heysato Mobile keeda gacanta waa kanaa wan isticmaalaa durba weydii si aan u hubiyo iisheeg cinwaankaaga , hadii ayba ku siiso cinwaankeeda Waa lahaayaa ee u dhimri.

isla habeenkaas salaan iyo kaftan ku bilaaw iyo adigoo wax weyn uga dhigaayo isticmaalka barnaamijyada lagu haasaawo kuna dheh waxaad tahay qof xarfaanad ah & kalmado ka turjumaya ineey tahay qof caqli badan oo ka wanaagsan gabdha kale , waxeeyna sameyn doontaa wax walbo oo ay uga sii hormari karto gabadha ka waaweeyn adigana dan ayaa kuugu jirta.

Wixii intaas dhaafsiisay hadafkaaga ayeey ku xirantahay , Ogoowna gabadhu marka ay yartahay nin walboo ay shukaansato weligeed ma hilmaamto hadaad jaceyl daacad ahna la wado Ogoow nolosheeda oo dhan kuma hilmaami doonto ha qiyaamin oo kaliyah.

Wiilka isagu sidaas waa uu ka gadisan yahay Shukaansigiisu waa sahal kaliyah waxaad u sheegtaa inuu yahay qof wanaagsan ku haboon in saaxiib gaar ah laga dhigto ficiis iyo kuwa ka da’ada weyna kaga haboonyahay dhanka daacadnimada.

U sheeg inaad marwalbo dooneyso kulankiisa balse ka dhaadhici hadii uu asxaabtiisa fikrado la wadaago oo uu talooyin weydiisto ay soo dhinac mari doonaan mararka qaarna uga sheekeey saaxiibkiisa ugu dhaw dadka in uu damcay inuu adiga ku shukaansado balse aad si kaftan ah uga baxday.

Ragga waxaa ku xiran Magnad oo marka ay dumarka arkaan iyaga dhan qalbigooda dhalaalinaya hadaadba dhahdo waan ku rabaa wax i dheh go’aan cad ayaa soo baxaya.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada