Qalanjadii aan jeclaayee qalbigeyga dagneeydey!!( Tolow muxuu u sheegi rabaa aqriso )

Qalanjadii aan jeclaayee qalbigeyga dagneeydey!!( Tolow muxuu u sheegi rabaa aqriso )

daajis.com:-Aqristaha sharafta lehow geeraarkan waxa uu qeyb ka yahay geerarada aan ugu tala galnay in aan la wadaagno mucaashaqiinta soomaaliyeed ee kusoo dhawaada .

Markaa aqriso ka dib ha ilaawin in aad ku biirsto asxaabta facebook ee shabakada daajis.com .
flower. daajis.com


Qalanjadii aan jeclayee
Qalbigeyga dagneedey
Qiimahaaga wacan iyo
Qofnimadaan kugu jeclahay
Qaali luula abaayo
Qalbiga qeer u sheeg
Qashuuc iyo walbahaar
Qalbigaaga ka dhowr



Qaadiraan ku dhaartee
Qiimo badaney xayaatii
Qalbigeyga adigaa dagan
Qadarin iyo xushmadan
Qiyaas la heyne kuu hayaa
Qali luula abaayo
qalbiga qeer u sheeg
Qashuuc iyo walbahaar
qalbigaaga ka dhowr



Qalad haduu iga dhaciyo
Qalooc haddii aad dareento
Qumaney daganaan aan
Qalbiga dhibin iigu sheeg
Qali luula abaayo
qalbiga qeer u sheeg
Qashuuc iyo walbahaar
qalbigaaga ka dhowr



Ka aqriso qoraalo wax gal ah shabakada warbaahinta ee daajis sidoo kale ka aqriso warar.

Ahaw saaxiibka kowaad ee daajis.com

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada