Preity Zinta: Kufsigu wuxuu lamid yahay Argagixisada.

Preity Zinta: Kufsigu wuxuu lamid yahay Argagixisada.

daajis.com:-Atariishada caanka ah ee Preity Zinta ayaa ka hadashay arimaha kufsiga ee kusii kordhaya dalka India, iyadoona sheegtay iney aad uga xuntahay, sidoo kalana ku tilmaantay kufsiga mid aan wax dhaamin argagixisada.


Preity ayaa tiri aad ayaan uga xumayay in kufsigu kusoo bato dalkeena, iyadoo sheegtay in kufsigu yahay fal dambiyeed aan wax dhaamin argagixisada, waxeyna ugu baaqday shacab weynaha India inye ka hor tagaan arintaan.  

"Waxaanu nahay dhamaanteeno dad muwaadiniin ah waa lama huraan inaan hurdada ka toosno, go'aan adagna aan ka qaadano arintaan, runtii waxa dhacaya aad ayay ii xanuujinayaan marka walaalayaalow aan hurdada ka toosno, sidaas ayay ku baaqday Preity Zinta.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada